Xulufada Sacuudiga oo ugu dambeyn qirtay iney caruur badan ku xasuuqeen dalka Yemen

Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa ugu dambeyn qirtay iney fuliyeen duqeyn bus iskuul oo bishii la soo dhaafay ka dhacday dalka Yemen oo ay ku dhinteen 51 ruux oo 40 ka mid ah caruur ay caruur ahaayeen. Khubaro xulufada sacuudigu u xil saareen baaritaanka ayaa maanta sheegay in duqeyn 9-kii bishii hore ee August ka … Continue reading Xulufada Sacuudiga oo ugu dambeyn qirtay iney caruur badan ku xasuuqeen dalka Yemen